An-Najm · 53/62
Tarjumaad Xarfaha — Suurah An-Najm
وَالْمُؤْتَفِكَةَ أَهْوَىٰ ۝٥٣
Wal mu`tafikata ahwaa
📖 Af-Soomaali
Qoomkii (Nabi Luudhna) wuu riday (Eebe).

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 51-55 — Suurah An-Najm

51وَثَمُودَ فَمَا أَبْقَىٰ
Iyo Thamuudba waxna kama reebin.
52وَقَوْمَ نُوحٍ مِّن قَبْلُ ۖ إِنَّهُمْ كَانُوا هُمْ أَظْلَمَ وَأَطْغَىٰ
(Nabi Nuux) Qoomkiisiina horuu (uhalaagay), waxayna ahaayeen kuwa dulmi badan oo xadgudub badan.
53وَالْمُؤْتَفِكَةَ أَهْوَىٰ
Qoomkii (Nabi Luudhna) wuu riday (Eebe).
54فَغَشَّاهَا مَا غَشَّىٰ
Wuxuuna ka daboolay wuxuu ku daboolay (oo caddibaad ah).
55فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكَ تَتَمَارَىٰ
Teebaadse nicmooyinka Eebe shakinaysaan (kana doodaysaan) dadow.
An-NajmLiiska Quraan
62Aayad
MakkiRevelation
53Aayad

Tarjumaad — An-Najm 53

Suurah An-Najm Aayad 53 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Qoomkii (Nabi Luudhna) wuu riday (Eebe).

Suurah Aayad 53/62 — Suurah An-Najm النجم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah An-Najm Maqal, Suurah An-Najm Tarjumaad, Suurah An-Najm mp3, Suurah An-Najm pdf. Aayad 51–55. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers