Al-Hijr · 39/99
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Hijr
قَالَ رَبِّ بِمَا أَغْوَيْتَنِي لَأُزَيِّنَنَّ لَهُمْ فِي الْأَرْضِ وَلَأُغْوِيَنَّهُمْ أَجْمَعِينَ ۝٣٩
Qaala Rabbi bimaaa aghwaitanee la uzayyinaana lahum fil ardi wa la ughwiyan nahum ajma`een
📖 Af-Soomaali
Wuxuuna yidhi Ibliis Eebow i baadiyayntaada Darteed waxaan u Qurxin dhulka Dhexdiisa waana Dhumin dhammaan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 37-41 — Suurah Al-Hijr

37قَالَ فَإِنَّكَ مِنَ الْمُنظَرِينَ
Wuxuuna yidhi Eebe Adugu kuwa la sugi Yaad ka mid tahay.
38إِلَىٰ يَوْمِ الْوَقْتِ الْمَعْلُومِ
Tan iyo maalinta Wakhtiga la yaqaan leh.
39قَالَ رَبِّ بِمَا أَغْوَيْتَنِي لَأُزَيِّنَنَّ لَهُمْ فِي الْأَرْضِ وَلَأُغْوِيَنَّهُمْ أَجْمَعِينَ
Wuxuuna yidhi Ibliis Eebow i baadiyayntaada Darteed waxaan u Qurxin dhulka Dhexdiisa waana Dhumin dhammaan.
40إِلَّا عِبَادَكَ مِنْهُمُ الْمُخْلَصِينَ
Addoomadaada cibaadada kuu kali Yeelay mooyee (lana doortay).
41قَالَ هَٰذَا صِرَاطٌ عَلَيَّ مُسْتَقِيمٌ
Eebe wuxuu yidhi kaasi waa Jid igu toosan (oo layska abaal marin).
Al-HijrLiiska Quraan
99Aayad
MakkiRevelation
39Aayad

Tarjumaad — Al-Hijr 39

Suurah Al-Hijr Aayad 39 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Wuxuuna yidhi Ibliis Eebow i baadiyayntaada Darteed waxaan u Qurxin…

Suurah Aayad 39/99 — Suurah Al-Hijr الحجر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Hijr Maqal, Suurah Al-Hijr Tarjumaad, Suurah Al-Hijr mp3, Suurah Al-Hijr pdf. Aayad 37–41. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers