Al-Anbiyaa · 16/112
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Anbiyaa
وَمَا خَلَقْنَا السَّمَاءَ وَالْأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا لَاعِبِينَ ۝١٦
Wa maa khalaqnas samaaa`a wal arda wa maa bainahumaa laa`ibeen
📖 Af-Soomaali
Maanaan Abuurin Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u Dhaxeeya Anagoo Ciyaari.

🎧 Maqal


📜 Aayad 14-18 — Suurah Al-Anbiyaa

14قَالُوا يَا وَيْلَنَا إِنَّا كُنَّا ظَالِمِينَ
Waxay Dhaheen Halaaganagee waxaan nahay Daalimiin.
15فَمَا زَالَت تِّلْكَ دَعْوَاهُمْ حَتَّىٰ جَعَلْنَاهُمْ حَصِيدًا خَامِدِينَ
Saasna kuma tagin Qayladoodu intaan ka yeello, wax la shafay oo Bakhtiya.
16وَمَا خَلَقْنَا السَّمَاءَ وَالْأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا لَاعِبِينَ
Maanaan Abuurin Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u Dhaxeeya Anagoo Ciyaari.
17لَوْ أَرَدْنَا أَن نَّتَّخِذَ لَهْوًا لَّاتَّخَذْنَاهُ مِن لَّدُنَّا إِن كُنَّا فَاعِلِينَ
Haddaan Doono Madadaallo inaan yeelano waxaan ka yeelan lahayn Agtanada haddaan Falayno.
18بَلْ نَقْذِفُ بِالْحَقِّ عَلَى الْبَاطِلِ فَيَدْمَغُهُ فَإِذَا هُوَ زَاهِقٌ ۚ وَلَكُمُ الْوَيْلُ مِمَّا تَصِفُونَ
Xaqaanse ku Gannaa Baadilka oo Tirtira markaasuu tagaa, waxaa idiinku Sugnaaday Halaag waxaad Sheegaysaan.
Al-AnbiyaaLiiska Quraan
112Aayad
MakkiRevelation
16Aayad

Tarjumaad — Al-Anbiyaa 16

Suurah Al-Anbiyaa Aayad 16 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Maanaan Abuurin Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u Dhaxeeya Anagoo…

Suurah Aayad 16/112 — Suurah Al-Anbiyaa الأنبياء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Anbiyaa Maqal, Suurah Al-Anbiyaa Tarjumaad, Suurah Al-Anbiyaa mp3, Suurah Al-Anbiyaa pdf. Aayad 14–18. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers