Ash-Shu'araa · 114/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
وَمَا أَنَا بِطَارِدِ الْمُؤْمِنِينَ ۝١١٤
Wa maaa ana bitaaridil mu`mineen
📖 Af-Soomaali
Anuguna ma Eryayo Mu'miniinta.

🎧 Maqal


📜 Aayad 112-116 — Suurah Ash-Shu'araa

112قَالَ وَمَا عِلْمِي بِمَا كَانُوا يَعْمَلُونَ
Wuxuu Yidhi Maxaan ka Ogahay Waxay Fali.
113إِنْ حِسَابُهُمْ إِلَّا عَلَىٰ رَبِّي ۖ لَوْ تَشْعُرُونَ
Xisaabtooda Eebe unbaa leh haddaad wax Garanaysaan.
114وَمَا أَنَا بِطَارِدِ الْمُؤْمِنِينَ
Anuguna ma Eryayo Mu'miniinta.
115إِنْ أَنَا إِلَّا نَذِيرٌ مُّبِينٌ
Waxaan u Dige Cad ahayna ma ihi.
116قَالُوا لَئِن لَّمْ تَنتَهِ يَا نُوحُ لَتَكُونَنَّ مِنَ الْمَرْجُومِينَ
Waxay Dheheen Haddaadan Joogin Nuuxow Waxaad Noqon kuwa la Dhagaxyeeyo.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
114Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 114

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 114 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Anuguna ma Eryayo Mu'miniinta.

Suurah Aayad 114/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 112–116. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers