Ash-Shu'araa · 186/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
وَمَا أَنتَ إِلَّا بَشَرٌ مِّثْلُنَا وَإِن نَّظُنُّكَ لَمِنَ الْكَاذِبِينَ ۝١٨٦
Wa maaa anta illaa basharum mislunaa wa innazunnuka laminal kaazibeen
📖 Af-Soomaali
Mana Tihid waxaan Dad nala mid ah ahayn, waxaana kuu Malaynaynaa kuwa Beenaalayaasha ah.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 184-188 — Suurah Ash-Shu'araa

184وَاتَّقُوا الَّذِي خَلَقَكُمْ وَالْجِبِلَّةَ الْأَوَّلِينَ
Kana Dhawrsada Eebaha idin Abuuray iyo Khalqigii Horreeyey.
185قَالُوا إِنَّمَا أَنتَ مِنَ الْمُسَحَّرِينَ
Waxay Dheheen waxaad uun Tahay kuwa la Sixray.
186وَمَا أَنتَ إِلَّا بَشَرٌ مِّثْلُنَا وَإِن نَّظُنُّكَ لَمِنَ الْكَاذِبِينَ
Mana Tihid waxaan Dad nala mid ah ahayn, waxaana kuu Malaynaynaa kuwa Beenaalayaasha ah.
187فَأَسْقِطْ عَلَيْنَا كِسَفًا مِّنَ السَّمَاءِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ
ee Nagu soo Rid Goosimo Samada ka mid ah haddaad Run sheegi.
188قَالَ رَبِّي أَعْلَمُ بِمَا تَعْمَلُونَ
Wuxuu Yidhi Eebahay baa og waxaad Falaysaan.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
186Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 186

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 186 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Mana Tihid waxaan Dad nala mid ah ahayn, waxaana kuu…

Suurah Aayad 186/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 184–188. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers