Ash-Shu'araa · 191/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ ۝١٩١
Wa inna Rabbaka la huwal `Azeezur Raheem
📖 Af-Soomaali
Eebahaana waa Adkaade Naxariista.

🎧 Maqal


📜 Aayad 189-193 — Suurah Ash-Shu'araa

189فَكَذَّبُوهُ فَأَخَذَهُمْ عَذَابُ يَوْمِ الظُّلَّةِ ۚ إِنَّهُ كَانَ عَذَابَ يَوْمٍ عَظِيمٍ
Wayna Beeniyeen waxaana Qabtay Cadaab Maalintii Hadhka, waana Cadaab Maalin Wayn.
190إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةً ۖ وَمَا كَانَ أَكْثَرُهُم مُّؤْمِنِينَ
Arrintaasna waxaa ku Sugan Calaamad mana aha Badankoodu mid Rumayn.
191وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ
Eebahaana waa Adkaade Naxariista.
192وَإِنَّهُ لَتَنزِيلُ رَبِّ الْعَالَمِينَ
Quraankuna waa soo Dejin Ebaha Caalamka.
193نَزَلَ بِهِ الرُّوحُ الْأَمِينُ
Waxaa kula soo degan Ruux Aamin ah (Jibriil).
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
191Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 191

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 191 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Eebahaana waa Adkaade Naxariista.

Suurah Aayad 191/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 189–193. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers