Al-Insaan · 30/31
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Insaan
وَمَا تَشَاءُونَ إِلَّا أَن يَشَاءَ اللَّهُ ۚ إِنَّ اللَّهَ كَانَ عَلِيمًا حَكِيمًا ۝٣٠
Wa maa tashaaa`oona illaa anyyashaaa`al laah; innal laahaa kaana`Aleeman Hakeema
📖 Af-Soomaali
Waxna ma dooni kartaan in Eebe doona mooyee, Eebana waa wax walba oge falsan.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 28-31 — Suurah Al-Insaan

28نَّحْنُ خَلَقْنَاهُمْ وَشَدَدْنَا أَسْرَهُمْ ۖ وَإِذَا شِئْنَا بَدَّلْنَا أَمْثَالَهُمْ تَبْدِيلًا
Annagaa Abuurray Dadka, Adkaynayna xubnohooda, Haddaan Doonnana waxaan ku Baddalaynaa kuwa la mid ah.
29إِنَّ هَٰذِهِ تَذْكِرَةٌ ۖ فَمَن شَاءَ اتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِ سَبِيلًا
Suuraddani waa waano, Ee Ruuxii Doona ha ka yeesho Eebe Xaggiisa waddo.
30وَمَا تَشَاءُونَ إِلَّا أَن يَشَاءَ اللَّهُ ۚ إِنَّ اللَّهَ كَانَ عَلِيمًا حَكِيمًا
Waxna ma dooni kartaan in Eebe doona mooyee, Eebana waa wax walba oge falsan.
31يُدْخِلُ مَن يَشَاءُ فِي رَحْمَتِهِ ۚ وَالظَّالِمِينَ أَعَدَّ لَهُمْ عَذَابًا أَلِيمًا
Wuxuu galiyaa naxariistiisa ruuxuu doono, daalimiintana wuxuu u darbay cadaab daran.
Al-InsaanLiiska Quraan
31Aayad
MadaniRevelation
30Aayad

Tarjumaad — Al-Insaan 30

Suurah Al-Insaan Aayad 30 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxna ma dooni kartaan in Eebe doona mooyee, Eebana waa…

Suurah Aayad 30/31 — Suurah Al-Insaan الإنسان (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Insaan Maqal, Suurah Al-Insaan Tarjumaad, Suurah Al-Insaan mp3, Suurah Al-Insaan pdf. Aayad 28–31. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers