Al-Buruuj · 14/22
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Buruuj
وَهُوَ الْغَفُورُ الْوَدُودُ ۝١٤
Wa Huwal Ghafoorul Wadood
📖 Af-Soomaali
Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca).

🎧 Maqal


📜 Aayad 12-16 — Suurah Al-Buruuj

12إِنَّ بَطْشَ رَبِّكَ لَشَدِيدٌ
Qabashada Eebana (Ciqaabtiisu) way darantahay.
13إِنَّهُ هُوَ يُبْدِئُ وَيُعِيدُ
Eebe isagaa khalqiga ahaysiiyay soona celin.
14وَهُوَ الْغَفُورُ الْوَدُودُ
Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca).
15ذُو الْعَرْشِ الْمَجِيدُ
Carshiga sharafta lahna isagaa iska leh.
16فَعَّالٌ لِّمَا يُرِيدُ
Wuuna falaa wuxuu doono.
Al-BuruujLiiska Quraan
22Aayad
MakkiRevelation
14Aayad

Tarjumaad — Al-Buruuj 14

Suurah Al-Buruuj Aayad 14 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca).

Suurah Aayad 14/22 — Suurah Al-Buruuj البروج (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Buruuj Maqal, Suurah Al-Buruuj Tarjumaad, Suurah Al-Buruuj mp3, Suurah Al-Buruuj pdf. Aayad 12–16. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers