As-Saaffaat · 85/182
Tarjumaad Xarfaha — Suurah As-Saaffaat
إِذْ قَالَ لِأَبِيهِ وَقَوْمِهِ مَاذَا تَعْبُدُونَ ۝٨٥
Iz qaala li abeehi wa qawmihee maazaa ta`budoon
📖 Af-Soomaali
Markuu ku yidhi Aabihiis iyo qoomkiisii maxaad caabudaysaan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 83-87 — Suurah As-Saaffaat

83۞ وَإِنَّ مِن شِيعَتِهِ لَإِبْرَاهِيمَ
Waxaa kamid ah gargaarayaashiisa (Jidkiisaqaaday) Nabi Ibrahim.
84إِذْ جَاءَ رَبَّهُ بِقَلْبٍ سَلِيمٍ
Markuu ula yimid Eebihiis qalbi fayow (xaq rumeeyey).
85إِذْ قَالَ لِأَبِيهِ وَقَوْمِهِ مَاذَا تَعْبُدُونَ
Markuu ku yidhi Aabihiis iyo qoomkiisii maxaad caabudaysaan.
86أَئِفْكًا آلِهَةً دُونَ اللَّهِ تُرِيدُونَ
Ma been abuurasho yaad ilaahyo Eebe ka soo hadhay u dooranaysaan.
87فَمَا ظَنُّكُم بِرَبِّ الْعَالَمِينَ
Maxaadse ka maleysaneysaan Eebaha Calaamka.
As-SaaffaatLiiska Quraan
182Aayad
MakkiRevelation
85Aayad

Tarjumaad — As-Saaffaat 85

Suurah As-Saaffaat Aayad 85 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Markuu ku yidhi Aabihiis iyo qoomkiisii maxaad caabudaysaan.

Suurah Aayad 85/182 — Suurah As-Saaffaat الصافات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah As-Saaffaat Maqal, Suurah As-Saaffaat Tarjumaad, Suurah As-Saaffaat mp3, Suurah As-Saaffaat pdf. Aayad 83–87. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers