Saad · 39/88
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Saad
هَٰذَا عَطَاؤُنَا فَامْنُنْ أَوْ أَمْسِكْ بِغَيْرِ حِسَابٍ ۝٣٩
Haazaa `ataaa`unaa famnun aw amsik bighairi hisaab
📖 Af-Soomaali
(Waxaan ku nidhi) tan waa siismada ee bixi ama hayso xisaab la'aan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 37-41 — Suurah Saad

37وَالشَّيَاطِينَ كُلَّ بَنَّاءٍ وَغَوَّاصٍ
Shayaadiinta (Waxaan usakhirey) mid wax dhisid iyo mid dhunbasho badanba.
38وَآخَرِينَ مُقَرَّنِينَ فِي الْأَصْفَادِ
Iyo kuwo kale oo ku xidhxidhan silsilado.,
39هَٰذَا عَطَاؤُنَا فَامْنُنْ أَوْ أَمْسِكْ بِغَيْرِ حِسَابٍ
(Waxaan ku nidhi) tan waa siismada ee bixi ama hayso xisaab la'aan.
40وَإِنَّ لَهُ عِندَنَا لَزُلْفَىٰ وَحُسْنَ مَآبٍ
Wuxuuna ku leeyahay agtanada dhawaansho iyo noqosho fiican.
41وَاذْكُرْ عَبْدَنَا أَيُّوبَ إِذْ نَادَىٰ رَبَّهُ أَنِّي مَسَّنِيَ الشَّيْطَانُ بِنُصْبٍ وَعَذَابٍ
Xusuuso addoonkeygii Ayuub ahaa markuu u dhawaaqay (baryey) Eebihiis isagoo dhihi wuxuu itaabsiiyey shaydaan dhib iyo Cadaab.
SaadLiiska Quraan
88Aayad
MakkiRevelation
39Aayad

Tarjumaad — Saad 39

Suurah Saad Aayad 39 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : (Waxaan ku nidhi) tan waa siismada ee bixi ama hayso…

Suurah Aayad 39/88 — Suurah Saad ص (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Saad Maqal, Suurah Saad Tarjumaad, Suurah Saad mp3, Suurah Saad pdf. Aayad 37–41. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers