Az-Zukhruf · 57/89
Tarjumaad Xarfaha — Az-Zukhruf
۞ وَلَمَّا ضُرِبَ ابْنُ مَرْيَمَ مَثَلًا إِذَا قَوْمُكَ مِنْهُ يَصِدُّونَ ۝٥٧
Wa lammaa duribab nu Maryama masalan izaa qawmu ka minhu yasidoon
📖 Af-Soomaali
Markaan uga yeellay ina maryama (Ciise) tusaale, markaasay qoomkaagu Nabiyow ka jeedsadaan.
🎧 Maqal

📜 Aayad 55-59 — Az-Zukhruf

55فَلَمَّا آسَفُونَا انتَقَمْنَا مِنْهُمْ فَأَغْرَقْنَاهُمْ أَجْمَعِينَ
Markey nacadha galiyeenna waan ka aarsanay xaggooda, waana maanshaynay dhamaan.
56فَجَعَلْنَاهُمْ سَلَفًا وَمَثَلًا لِّلْآخِرِينَ
Waxaan ka yeeley waano iyo tusaaale Dadka dambe.
57۞ وَلَمَّا ضُرِبَ ابْنُ مَرْيَمَ مَثَلًا إِذَا قَوْمُكَ مِنْهُ يَصِدُّونَ
Markaan uga yeellay ina maryama (Ciise) tusaale, markaasay qoomkaagu Nabiyow ka jeedsadaan.
58وَقَالُوا أَآلِهَتُنَا خَيْرٌ أَمْ هُوَ ۚ مَا ضَرَبُوهُ لَكَ إِلَّا جَدَلًا ۚ بَلْ هُمْ قَوْمٌ خَصِمُونَ
Waxayna dheheen ma Ilaahyadanaa khayr roon mise isaga, mayna kuugu qadarin tusaale muran mooyee, waana qoom dood badan.
59إِنْ هُوَ إِلَّا عَبْدٌ أَنْعَمْنَا عَلَيْهِ وَجَعَلْنَاهُ مَثَلًا لِّبَنِي إِسْرَائِيلَ
Wax kale ma aha Ciise ee waa uun addoon aan u Nicmaynay ugana yeellay tusaale ree Bani Israa'iil.
Az-ZukhrufLiiska Quraan
89Aayad
MakkiRevelation
57Aayad

Tarjumaad — Az-Zukhruf 57

Suurah Az-Zukhruf Aayad 57 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Markaan uga yeellay ina maryama (Ciise) tusaale, markaasay qoomkaagu Nabiyow…

Suurah Aayad 57/89 — Az-Zukhruf الزخرف (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Az-Zukhruf Maqal, Az-Zukhruf Tarjumaad, Az-Zukhruf mp3, Az-Zukhruf pdf. Aayad 55–59. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers