Ar-Rahmaan · 13/78
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ar-Rahmaan
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ۝١٣
Fabi ayyi aalaaa`i Rabbikumaa tukazzibaan
📖 Af-Soomaali
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan (Insi iyo Jinniyow).

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 11-15 — Suurah Ar-Rahmaan

11فِيهَا فَاكِهَةٌ وَالنَّخْلُ ذَاتُ الْأَكْمَامِ
Dhexdiisa waxaa ah Faakihad (khudaar) iyo Timir Fiido leh.
12وَالْحَبُّ ذُو الْعَصْفِ وَالرَّيْحَانُ
Xubuubna (midho) ball leh iyo udgoona wuu abuuray.
13فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan (Insi iyo Jinniyow).
14خَلَقَ الْإِنسَانَ مِن صَلْصَالٍ كَالْفَخَّارِ
Dadka Eebaa ka abuuray dhoobo Jilay oo kale ah.
15وَخَلَقَ الْجَانَّ مِن مَّارِجٍ مِّن نَّارٍ
Jaankana wuxuu ka abuuray ololka Naarta.
Ar-RahmaanLiiska Quraan
78Aayad
MadaniRevelation
13Aayad

Tarjumaad — Ar-Rahmaan 13

Suurah Ar-Rahmaan Aayad 13 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan (Insi iyo Jinniyow).

Suurah Aayad 13/78 — Suurah Ar-Rahmaan الرحمن (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ar-Rahmaan Maqal, Suurah Ar-Rahmaan Tarjumaad, Suurah Ar-Rahmaan mp3, Suurah Ar-Rahmaan pdf. Aayad 11–15. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers