Al-Waaqi'ah · 58/96
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Waaqi'ah
أَفَرَأَيْتُم مَّا تُمْنُونَ ۝٥٨
Afara`aytum maa tumnoon
📖 Af-Soomaali
Ka warrama Dhibicda aad tuuraysan «Manida».

🎧 Maqal


📜 Aayad 56-60 — Suurah Al-Waaqi'ah

56هَٰذَا نُزُلُهُمْ يَوْمَ الدِّينِ
Kaasina waa waxa lagu soori (Gaalada) Maalinta abaalmarinta (Qiyamada).
57نَحْنُ خَلَقْنَاكُمْ فَلَوْلَا تُصَدِّقُونَ
(Eebe wuxuu yidhi) Annagaa idin abuurraye maxaad la rumaynwaydeen (soo bixinta).
58أَفَرَأَيْتُم مَّا تُمْنُونَ
Ka warrama Dhibicda aad tuuraysan «Manida».
59أَأَنتُمْ تَخْلُقُونَهُ أَمْ نَحْنُ الْخَالِقُونَ
Ma idinkaa abuura mase Annagaa abuurra,
60نَحْنُ قَدَّرْنَا بَيْنَكُمُ الْمَوْتَ وَمَا نَحْنُ بِمَسْبُوقِينَ
Annaaa idinku eheynay Geerida, Ruux naga fakanna ma jiro.
Al-Waaqi'ahLiiska Quraan
96Aayad
MakkiRevelation
58Aayad

Tarjumaad — Al-Waaqi'ah 58

Suurah Al-Waaqi'ah Aayad 58 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ka warrama Dhibicda aad tuuraysan «Manida».

Suurah Aayad 58/96 — Suurah Al-Waaqi'ah الواقعة (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Waaqi'ah Maqal, Suurah Al-Waaqi'ah Tarjumaad, Suurah Al-Waaqi'ah mp3, Suurah Al-Waaqi'ah pdf. Aayad 56–60. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers