Al-Hijr · 78/99
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Hijr
وَإِن كَانَ أَصْحَابُ الْأَيْكَةِ لَظَالِمِينَ ۝٧٨
Wa in kaana Ashaabul Aikati lazaalimeen
📖 Af-Soomaali
Waxayna ahaayeen Qoomkii kaynta Daalimiin (Qoomkii Nabi Shucayb).

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 76-80 — Suurah Al-Hijr

76وَإِنَّهَا لَبِسَبِيلٍ مُّقِيمٍ
Waxayna kutaal Magaaladaas waddo toosan (oy maraan oo cad).
77إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةً لِّلْمُؤْمِنِينَ
Arrintaasna calaamad yaa ugu sugan kuwa Xaqa rumeeyay.
78وَإِن كَانَ أَصْحَابُ الْأَيْكَةِ لَظَالِمِينَ
Waxayna ahaayeen Qoomkii kaynta Daalimiin (Qoomkii Nabi Shucayb).
79فَانتَقَمْنَا مِنْهُمْ وَإِنَّهُمَا لَبِإِمَامٍ مُّبِينٍ
Waana ka aarsanay, waxayna labaduba degenaayeen Waddo cad (oo la yaqaanno).
80وَلَقَدْ كَذَّبَ أَصْحَابُ الْحِجْرِ الْمُرْسَلِينَ
Waxayna beeniyeen Qoomkii Xijrina kuwii Loo soo diray (Saalax).
Al-HijrLiiska Quraan
99Aayad
MakkiRevelation
78Aayad

Tarjumaad — Al-Hijr 78

Suurah Al-Hijr Aayad 78 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxayna ahaayeen Qoomkii kaynta Daalimiin (Qoomkii Nabi Shucayb).

Suurah Aayad 78/99 — Suurah Al-Hijr الحجر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Hijr Maqal, Suurah Al-Hijr Tarjumaad, Suurah Al-Hijr mp3, Suurah Al-Hijr pdf. Aayad 76–80. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers