Maryam · 34/98
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Maryam
ذَٰلِكَ عِيسَى ابْنُ مَرْيَمَ ۚ قَوْلَ الْحَقِّ الَّذِي فِيهِ يَمْتَرُونَ ۝٣٤
Zaalika `Eesab-nu Marya; qawlal haqqil lazee feehi yamtaroon
📖 Af-Soomaali
kaasi waa Ciise ibnu maryama, waana hadalka xaqa ah ee ay shakin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 32-36 — Suurah Maryam

32وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّارًا شَقِيًّا
wuxuuna iga yeelay baarriga waalidaday (hooyaday) igamana yeelin madax adage xun.
33وَالسَّلَامُ عَلَيَّ يَوْمَ وُلِدتُّ وَيَوْمَ أَمُوتُ وَيَوْمَ أُبْعَثُ حَيًّا
nabadgalyana ha ahaato korkayga maalintii lay dhalay iyo maalintaan dhiman iyo maalinta laysoo bixin anoo nool.
34ذَٰلِكَ عِيسَى ابْنُ مَرْيَمَ ۚ قَوْلَ الْحَقِّ الَّذِي فِيهِ يَمْتَرُونَ
kaasi waa Ciise ibnu maryama, waana hadalka xaqa ah ee ay shakin.
35مَا كَانَ لِلَّهِ أَن يَتَّخِذَ مِن وَلَدٍ ۖ سُبْحَانَهُ ۚ إِذَا قَضَىٰ أَمْرًا فَإِنَّمَا يَقُولُ لَهُ كُن فَيَكُونُ
kuma haboona Eebe inuu yeesho ilmo, waana ka nasahanyahay, markuu doono xukun «amar» wuxuu uun dhahaa ahaw wuuna ahaan.
36وَإِنَّ اللَّهَ رَبِّي وَرَبُّكُمْ فَاعْبُدُوهُ ۚ هَٰذَا صِرَاطٌ مُّسْتَقِيمٌ
Ilaahay waa Eebahay iyo Eebihiin ee caabuda, kaasaa ah jidka toosane.
MaryamLiiska Quraan
98Aayad
MakkiRevelation
34Aayad

Tarjumaad — Maryam 34

Suurah Maryam Aayad 34 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : kaasi waa Ciise ibnu maryama, waana hadalka xaqa ah ee…

Suurah Aayad 34/98 — Suurah Maryam مريم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Maryam Maqal, Suurah Maryam Tarjumaad, Suurah Maryam mp3, Suurah Maryam pdf. Aayad 32–36. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers