Taa-Haa · 118/135
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Taa-Haa
إِنَّ لَكَ أَلَّا تَجُوعَ فِيهَا وَلَا تَعْرَىٰ ۝١١٨
Innaa laka allaa tajoo`a feeha wa laa ta`raa
📖 Af-Soomaali
waxaa kuu sugnaaday inaadan ku gaajoon dhexdeeda kuna arradin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 116-120 — Suurah Taa-Haa

116وَإِذْ قُلْنَا لِلْمَلَائِكَةِ اسْجُدُوا لِآدَمَ فَسَجَدُوا إِلَّا إِبْلِيسَ أَبَىٰ
xusuuso markaan ku nidhi Malaa'igta u Sujuuda Aadam wayna Sujuudeen Ibliis mooyee oo diiday.
117فَقُلْنَا يَا آدَمُ إِنَّ هَٰذَا عَدُوٌّ لَّكَ وَلِزَوْجِكَ فَلَا يُخْرِجَنَّكُمَا مِنَ الْجَنَّةِ فَتَشْقَىٰ
waxaana nidhi Aadamow kani (Ibliis) waa Colkaaga iyo colka Haweeneydaada ee yuusan idinka bixinin janada ood dhibbooto.
118إِنَّ لَكَ أَلَّا تَجُوعَ فِيهَا وَلَا تَعْرَىٰ
waxaa kuu sugnaaday inaadan ku gaajoon dhexdeeda kuna arradin.
119وَأَنَّكَ لَا تَظْمَأُ فِيهَا وَلَا تَضْحَىٰ
waxaana kuugu sugnaaday inaadan ku oomin dhexdeeda kuna Qorroxoobin.
120فَوَسْوَسَ إِلَيْهِ الشَّيْطَانُ قَالَ يَا آدَمُ هَلْ أَدُلُّكَ عَلَىٰ شَجَرَةِ الْخُلْدِ وَمُلْكٍ لَّا يَبْلَىٰ
waxaase waswaasiyey shaydaan wuxuuna yidhi Aadamow ma ku tusiyaa Geedda waaridda iyo xukun aan gaboobayn.
Taa-HaaLiiska Quraan
135Aayad
MakkiRevelation
118Aayad

Tarjumaad — Taa-Haa 118

Suurah Taa-Haa Aayad 118 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : waxaa kuu sugnaaday inaadan ku gaajoon dhexdeeda kuna arradin.

Suurah Aayad 118/135 — Suurah Taa-Haa طه (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Taa-Haa Maqal, Suurah Taa-Haa Tarjumaad, Suurah Taa-Haa mp3, Suurah Taa-Haa pdf. Aayad 116–120. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers