Al-Qiyaamah · 38/40
Tarjumaad Xarfaha — Al-Qiyaamah
ثُمَّ كَانَ عَلَقَةً فَخَلَقَ فَسَوَّىٰ ۝٣٨
Summa kaana `alaqata fakhalaq fasawwaa
📖 Af-Soomaali
Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana.

🎧 Maqal


📜 Aayad 36-40 — Al-Qiyaamah

36أَيَحْسَبُ الْإِنسَانُ أَن يُتْرَكَ سُدًى
Ma wuxuu u maleeyay Dadku in looga tagi Bilaash (Dan la'aan).
37أَلَمْ يَكُ نُطْفَةً مِّن مَّنِيٍّ يُمْنَىٰ
Miyuusan ahayn Dhibic mani ah oo la Dhibciyo.
38ثُمَّ كَانَ عَلَقَةً فَخَلَقَ فَسَوَّىٰ
Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana.
39فَجَعَلَ مِنْهُ الزَّوْجَيْنِ الذَّكَرَ وَالْأُنثَىٰ
Kana yeelo Labadii Nooc lab iyo Dhaddig.
40أَلَيْسَ ذَٰلِكَ بِقَادِرٍ عَلَىٰ أَن يُحْيِيَ الْمَوْتَىٰ
Eebaha Saas kara miyuusan Awoodin inuu soo Nooleeyo wixii Dhintay.
Al-QiyaamahLiiska Quraan
40Aayad
MakkiRevelation
38Aayad

Tarjumaad — Al-Qiyaamah 38

Suurah Al-Qiyaamah Aayad 38 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana.

Suurah Aayad 38/40 — Al-Qiyaamah القيامة (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Al-Qiyaamah Maqal, Al-Qiyaamah Tarjumaad, Al-Qiyaamah mp3, Al-Qiyaamah pdf. Aayad 36–40. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers