An-Naazi'aat · 27/46
Tarjumaad Xarfaha — Suurah An-Naazi'aat
أَأَنتُمْ أَشَدُّ خَلْقًا أَمِ السَّمَاءُ ۚ بَنَاهَا ۝٢٧
A-antum a shaddu khalqan amis samaa-u banaaha
📖 Af-Soomaali
Ma idinkaa daran abuuridda masc Samada Eebaa dhisay.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 25-29 — Suurah An-Naazi'aat

25فَأَخَذَهُ اللَّهُ نَكَالَ الْآخِرَةِ وَالْأُولَىٰ
Markaasaa Eebe Ciqaabay Aakhiro iyo Adduunba.
26إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبْرَةً لِّمَن يَخْشَىٰ
Arrintaasna waano yaa ugu sugan Ruuxii Eebe ka yaabi.
27أَأَنتُمْ أَشَدُّ خَلْقًا أَمِ السَّمَاءُ ۚ بَنَاهَا
Ma idinkaa daran abuuridda masc Samada Eebaa dhisay.
28رَفَعَ سَمْكَهَا فَسَوَّاهَا
Korna yeelay jurmigeeda ekeeyayna.
29وَأَغْطَشَ لَيْلَهَا وَأَخْرَجَ ضُحَاهَا
Habeenkeedana madoobeeyay Maalinteedana soo bixiyay (Ifiyay).
An-Naazi'aatLiiska Quraan
46Aayad
MakkiRevelation
27Aayad

Tarjumaad — An-Naazi'aat 27

Suurah An-Naazi'aat Aayad 27 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ma idinkaa daran abuuridda masc Samada Eebaa dhisay.

Suurah Aayad 27/46 — Suurah An-Naazi'aat النازعات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah An-Naazi'aat Maqal, Suurah An-Naazi'aat Tarjumaad, Suurah An-Naazi'aat mp3, Suurah An-Naazi'aat pdf. Aayad 25–29. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers