Al-Fajr · 17/30
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Fajr
كَلَّا ۖ بَل لَّا تُكْرِمُونَ الْيَتِيمَ ۝١٧
Kalla bal laa tukrimooo nal yateem
📖 Af-Soomaali
Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka.

🎧 Maqal


📜 Aayad 15-19 — Suurah Al-Fajr

15فَأَمَّا الْإِنسَانُ إِذَا مَا ابْتَلَاهُ رَبُّهُ فَأَكْرَمَهُ وَنَعَّمَهُ فَيَقُولُ رَبِّي أَكْرَمَنِ
Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani).
16وَأَمَّا إِذَا مَا ابْتَلَاهُ فَقَدَرَ عَلَيْهِ رِزْقَهُ فَيَقُولُ رَبِّي أَهَانَنِ
Haddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay.
17كَلَّا ۖ بَل لَّا تُكْرِمُونَ الْيَتِيمَ
Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka.
18وَلَا تَحَاضُّونَ عَلَىٰ طَعَامِ الْمِسْكِينِ
Mana fartaan in masaakiinta wax la siiyo.
19وَتَأْكُلُونَ التُّرَاثَ أَكْلًا لَّمًّا
Waxaadna aad u cuntaan dhaxal xaq darro.
Al-FajrLiiska Quraan
30Aayad
MakkiRevelation
17Aayad

Tarjumaad — Al-Fajr 17

Suurah Al-Fajr Aayad 17 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka.

Suurah Aayad 17/30 — Suurah Al-Fajr الفجر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Fajr Maqal, Suurah Al-Fajr Tarjumaad, Suurah Al-Fajr mp3, Suurah Al-Fajr pdf. Aayad 15–19. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers