Yuusuf · 12/111
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Yuusuf
أَرْسِلْهُ مَعَنَا غَدًا يَرْتَعْ وَيَلْعَبْ وَإِنَّا لَهُ لَحَافِظُونَ ۝١٢
Arilhu ma`anaa ghadany yarta`wa yal`ab wa innaa lahoo lahaafizoon
📖 Af-Soomaali
nala dir barri ha cuno hana Ciyaaree anaguna isaga waannu ilaaline.

🎧 Maqal


📜 Aayad 10-14 — Suurah Yuusuf

10قَالَ قَائِلٌ مِّنْهُمْ لَا تَقْتُلُوا يُوسُفَ وَأَلْقُوهُ فِي غَيَابَتِ الْجُبِّ يَلْتَقِطْهُ بَعْضُ السَّيَّارَةِ إِن كُنتُمْ فَاعِلِينَ
mid ka midaa yidhi ha dilina Yuusuf ee ku tuura Ceel salkiis ha qaateen qaar safaree haddaad wax falaysaan.
11قَالُوا يَا أَبَانَا مَا لَكَ لَا تَأْمَنَّا عَلَىٰ يُوسُفَ وَإِنَّا لَهُ لَنَاصِحُونَ
waxay dheheen Aabow maxaad noogu aamini la'dahay yuusuf anagoo u Naasixa.
12أَرْسِلْهُ مَعَنَا غَدًا يَرْتَعْ وَيَلْعَبْ وَإِنَّا لَهُ لَحَافِظُونَ
nala dir barri ha cuno hana Ciyaaree anaguna isaga waannu ilaaline.
13قَالَ إِنِّي لَيَحْزُنُنِي أَن تَذْهَبُوا بِهِ وَأَخَافُ أَن يَأْكُلَهُ الذِّئْبُ وَأَنتُمْ عَنْهُ غَافِلُونَ
wuxuu yidhi Yacquub waxaa i walbahaarin inaad la tegtaan waxaana ka cabsan in Yeeyi Cunto idinkoo halmaansan.
14قَالُوا لَئِنْ أَكَلَهُ الذِّئْبُ وَنَحْنُ عُصْبَةٌ إِنَّا إِذًا لَّخَاسِرُونَ
waxay dheheen hadday Yey Cunto annagoo kooxa waxaan ka mid nahay kuwa khasaaray.
YuusufLiiska Quraan
111Aayad
MakkiRevelation
12Aayad

Tarjumaad — Yuusuf 12

Suurah Yuusuf Aayad 12 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : nala dir barri ha cuno hana Ciyaaree anaguna isaga waannu…

Suurah Aayad 12/111 — Suurah Yuusuf يوسف (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Yuusuf Maqal, Suurah Yuusuf Tarjumaad, Suurah Yuusuf mp3, Suurah Yuusuf pdf. Aayad 10–14. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers