Ash-Shu'araa · 64/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
وَأَزْلَفْنَا ثَمَّ الْآخَرِينَ ۝٦٤
Wa azlafnaa sammal aakhareen
📖 Af-Soomaali
Waana ku soo Dhawayanay Halkaas kuwii kale (Colkii Fircoon).

🎧 Maqal


📜 Aayad 62-66 — Suurah Ash-Shu'araa

62قَالَ كَلَّا ۖ إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ
Wuxuuna Yidhi (Nabi) Muuse Saas ma aha ee Eebahaybaa Ila jira wuuna i Toosin.
63فَأَوْحَيْنَا إِلَىٰ مُوسَىٰ أَنِ اضْرِب بِّعَصَاكَ الْبَحْرَ ۖ فَانفَلَقَ فَكَانَ كُلُّ فِرْقٍ كَالطَّوْدِ الْعَظِيمِ
Waxaana u Waxyoonay (Nabi) Muuse ku Garaac Ushaada Badda wayna kala Jeexantay Baddii wuxuuna Noqday Jeex kasta Buur wayn oo kale.
64وَأَزْلَفْنَا ثَمَّ الْآخَرِينَ
Waana ku soo Dhawayanay Halkaas kuwii kale (Colkii Fircoon).
65وَأَنجَيْنَا مُوسَىٰ وَمَن مَّعَهُ أَجْمَعِينَ
Waxaana Korinay (Nabi) Muuse iyo Intii la Jirtay Dhammaan.
66ثُمَّ أَغْرَقْنَا الْآخَرِينَ
Ka dibna waxaan Maanshaynay Kuwii kale.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
64Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 64

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 64 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waana ku soo Dhawayanay Halkaas kuwii kale (Colkii Fircoon).

Suurah Aayad 64/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 62–66. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers