Ash-Shu'araa · 65/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
وَأَنجَيْنَا مُوسَىٰ وَمَن مَّعَهُ أَجْمَعِينَ ۝٦٥
Wa anjainaa Moosaa wa mam ma`ahooo ajma`een
📖 Af-Soomaali
Waxaana Korinay (Nabi) Muuse iyo Intii la Jirtay Dhammaan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 63-67 — Suurah Ash-Shu'araa

63فَأَوْحَيْنَا إِلَىٰ مُوسَىٰ أَنِ اضْرِب بِّعَصَاكَ الْبَحْرَ ۖ فَانفَلَقَ فَكَانَ كُلُّ فِرْقٍ كَالطَّوْدِ الْعَظِيمِ
Waxaana u Waxyoonay (Nabi) Muuse ku Garaac Ushaada Badda wayna kala Jeexantay Baddii wuxuuna Noqday Jeex kasta Buur wayn oo kale.
64وَأَزْلَفْنَا ثَمَّ الْآخَرِينَ
Waana ku soo Dhawayanay Halkaas kuwii kale (Colkii Fircoon).
65وَأَنجَيْنَا مُوسَىٰ وَمَن مَّعَهُ أَجْمَعِينَ
Waxaana Korinay (Nabi) Muuse iyo Intii la Jirtay Dhammaan.
66ثُمَّ أَغْرَقْنَا الْآخَرِينَ
Ka dibna waxaan Maanshaynay Kuwii kale.
67إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةً ۖ وَمَا كَانَ أَكْثَرُهُم مُّؤْمِنِينَ
Arrintaasna waxaa ku Sugan Aayad Mana aha Badankood kuwo Rumeeyn.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
65Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 65

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 65 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxaana Korinay (Nabi) Muuse iyo Intii la Jirtay Dhammaan.

Suurah Aayad 65/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 63–67. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers