As-Saaffaat · 36/182
Tarjumaad Xarfaha — Suurah As-Saaffaat
وَيَقُولُونَ أَئِنَّا لَتَارِكُو آلِهَتِنَا لِشَاعِرٍ مَّجْنُونٍ ۝٣٦
Wa yaqooloona a`innaa lataarikooo aalihatinaa lishaa`irim majnoon
📖 Af-Soomaali
Oo dhaha ma waxaan uga tagaynaa ilaahyadannada gabayaa waalan.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 34-38 — Suurah As-Saaffaat

34إِنَّا كَذَٰلِكَ نَفْعَلُ بِالْمُجْرِمِينَ
Annaguna saasaan kufalla dambiilayaasha.
35إِنَّهُمْ كَانُوا إِذَا قِيلَ لَهُمْ لَا إِلَٰهَ إِلَّا اللَّهُ يَسْتَكْبِرُونَ
Waxayna ahaayeen marka lagu dhaho Eebe mooyee ilaah kale majiro kuwa iskibriya.
36وَيَقُولُونَ أَئِنَّا لَتَارِكُو آلِهَتِنَا لِشَاعِرٍ مَّجْنُونٍ
Oo dhaha ma waxaan uga tagaynaa ilaahyadannada gabayaa waalan.
37بَلْ جَاءَ بِالْحَقِّ وَصَدَّقَ الْمُرْسَلِينَ
Saas ma ahaa ee wuxuu la yimid (Nabigu) xaq wuuna rumeeyey Rasuulladii (Eebe soodiray).
38إِنَّكُمْ لَذَائِقُو الْعَذَابِ الْأَلِيمِ
Idinku (gaaloy) waxaaad dhadhamisaan cadaabka daran (wax xanuujiya).
As-SaaffaatLiiska Quraan
182Aayad
MakkiRevelation
36Aayad

Tarjumaad — As-Saaffaat 36

Suurah As-Saaffaat Aayad 36 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Oo dhaha ma waxaan uga tagaynaa ilaahyadannada gabayaa waalan.

Suurah Aayad 36/182 — Suurah As-Saaffaat الصافات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah As-Saaffaat Maqal, Suurah As-Saaffaat Tarjumaad, Suurah As-Saaffaat mp3, Suurah As-Saaffaat pdf. Aayad 34–38. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers