Al-Qalam · 18/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qalam
وَلَا يَسْتَثْنُونَ ۝١٨
Wa laa yastasnoon
📖 Af-Soomaali
Iyagoon dhihin haddii Eebe idmo.

🎧 Maqal


📜 Aayad 16-20 — Suurah Al-Qalam

16سَنَسِمُهُ عَلَى الْخُرْطُومِ
wuxuuse Eebe ka calaamayn Sanqaroorka.
17إِنَّا بَلَوْنَاهُمْ كَمَا بَلَوْنَا أَصْحَابَ الْجَنَّةِ إِذْ أَقْسَمُوا لَيَصْرِمُنَّهَا مُصْبِحِينَ
Eebe wuu Imtixaanay Gaaladii (Reer Makaad) sidii loo imtixanay kuwii beerta markay ku dhaarten inay Aroortii goostaan.
18وَلَا يَسْتَثْنُونَ
Iyagoon dhihin haddii Eebe idmo.
19فَطَافَ عَلَيْهَا طَائِفٌ مِّن رَّبِّكَ وَهُمْ نَائِمُونَ
Waxaase Beertii xagaa Eebe uga yimid Amar iyagoo hurda.
20فَأَصْبَحَتْ كَالصَّرِيمِ
Waxayna noqotay wax la shafay oo kale.
Al-QalamLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
18Aayad

Tarjumaad — Al-Qalam 18

Suurah Al-Qalam Aayad 18 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Iyagoon dhihin haddii Eebe idmo.

Suurah Aayad 18/52 — Suurah Al-Qalam القلم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qalam Maqal, Suurah Al-Qalam Tarjumaad, Suurah Al-Qalam mp3, Suurah Al-Qalam pdf. Aayad 16–20. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers