Al-A'raaf · 16/206
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-A'raaf
قَالَ فَبِمَا أَغْوَيْتَنِي لَأَقْعُدَنَّ لَهُمْ صِرَاطَكَ الْمُسْتَقِيمَ ۝١٦
Qaala fabimaaa aghway tanee la aq`udanna lahum Siraatakal Mustaqeem
📖 Af-Soomaali
Wuxuu Yidhi Ibaadiyeyntaada Darteed waxaan u Fadhiisan Jidkaaga Toosan (waan Dhumin).

🎧 Maqal


📜 Aayad 14-18 — Suurah Al-A'raaf

14قَالَ أَنظِرْنِي إِلَىٰ يَوْمِ يُبْعَثُونَ
Wuxuu Yidhi ii sug tan iyo Maalinta la soo Bixin.
15قَالَ إِنَّكَ مِنَ الْمُنظَرِينَ
Wuxuu Yidhi (Eebe) waxaad ka mid tahay kuwa la sugi.
16قَالَ فَبِمَا أَغْوَيْتَنِي لَأَقْعُدَنَّ لَهُمْ صِرَاطَكَ الْمُسْتَقِيمَ
Wuxuu Yidhi Ibaadiyeyntaada Darteed waxaan u Fadhiisan Jidkaaga Toosan (waan Dhumin).
17ثُمَّ لَآتِيَنَّهُم مِّن بَيْنِ أَيْدِيهِمْ وَمِنْ خَلْفِهِمْ وَعَنْ أَيْمَانِهِمْ وَعَن شَمَائِلِهِمْ ۖ وَلَا تَجِدُ أَكْثَرَهُمْ شَاكِرِينَ
Waxaana kaga iman hortooda, Gadaashooda, Midigta iyo Bidixda mana hekaysid badankooda oo Shugriyi.
18قَالَ اخْرُجْ مِنْهَا مَذْءُومًا مَّدْحُورًا ۖ لَّمَن تَبِعَكَ مِنْهُمْ لَأَمْلَأَنَّ جَهَنَّمَ مِنكُمْ أَجْمَعِينَ
Wuxuu Yidhi Eebe ka bax Xaggeeda adoo Caayan oo la Dheereeyey, Ciddii ku raacdana waxaa laga Buuxin Jahannamo Dhammaantiin.
Al-A'raafLiiska Quraan
206Aayad
MakkiRevelation
16Aayad

Tarjumaad — Al-A'raaf 16

Suurah Al-A'raaf Aayad 16 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Wuxuu Yidhi Ibaadiyeyntaada Darteed waxaan u Fadhiisan Jidkaaga Toosan (waan…

Suurah Aayad 16/206 — Suurah Al-A'raaf الأعراف (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-A'raaf Maqal, Suurah Al-A'raaf Tarjumaad, Suurah Al-A'raaf mp3, Suurah Al-A'raaf pdf. Aayad 14–18. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers