Al-Haaqqah · 6/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Haaqqah
وَأَمَّا عَادٌ فَأُهْلِكُوا بِرِيحٍ صَرْصَرٍ عَاتِيَةٍ ۝٦
Wa ammaa `Aadun fa uhlikoo bireehin sarsarin `aatiyah
📖 Af-Soomaali
Caadna waxaa lagu halligay Dabayl daran oo qabow.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 4-8 — Suurah Al-Haaqqah

4كَذَّبَتْ ثَمُودُ وَعَادٌ بِالْقَارِعَةِ
Waxa beeniyeen Reer «Thamuud» iyo «Caadba» Qiyaamada.
5فَأَمَّا ثَمُودُ فَأُهْلِكُوا بِالطَّاغِيَةِ
Thamuudse waxaa lagu halligay Qaylo daran.
6وَأَمَّا عَادٌ فَأُهْلِكُوا بِرِيحٍ صَرْصَرٍ عَاتِيَةٍ
Caadna waxaa lagu halligay Dabayl daran oo qabow.
7سَخَّرَهَا عَلَيْهِمْ سَبْعَ لَيَالٍ وَثَمَانِيَةَ أَيَّامٍ حُسُومًا فَتَرَى الْقَوْمَ فِيهَا صَرْعَىٰ كَأَنَّهُمْ أَعْجَازُ نَخْلٍ خَاوِيَةٍ
oo lagu diray korkooda Toddoba habeen iyo Siddeed Maalmood oo iraacsan, waxaadna arkaysaa iyagoo daadsan ood mooddo jirrid Timir (dogob dhacay).
8فَهَلْ تَرَىٰ لَهُم مِّن بَاقِيَةٍ
wax ka hadhay miyaad aragtaa.
Al-HaaqqahLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
6Aayad

Tarjumaad — Al-Haaqqah 6

Suurah Al-Haaqqah Aayad 6 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Caadna waxaa lagu halligay Dabayl daran oo qabow.

Suurah Aayad 6/52 — Suurah Al-Haaqqah الحاقة (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Haaqqah Maqal, Suurah Al-Haaqqah Tarjumaad, Suurah Al-Haaqqah mp3, Suurah Al-Haaqqah pdf. Aayad 4–8. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers