Al-Jinn · 21/28
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Jinn
قُلْ إِنِّي لَا أَمْلِكُ لَكُمْ ضَرًّا وَلَا رَشَدًا ۝٢١
Qul innee laaa amliku lakum darranw wa laa rashadaa
📖 Af-Soomaali
Waxaad dhahdaa idiin ma hanto shar iyo khayr midna.

🎧 Maqal


📜 Aayad 19-23 — Suurah Al-Jinn

19وَأَنَّهُ لَمَّا قَامَ عَبْدُ اللَّهِ يَدْعُوهُ كَادُوا يَكُونُونَ عَلَيْهِ لِبَدًا
Markuu istaagay Addoonkii Eebe (Nabigu) isagoo Caabudi Eebe waxay Jinnigu u dhawaadeen inay korkiisa is dulfuulan.
20قُلْ إِنَّمَا أَدْعُو رَبِّي وَلَا أُشْرِكُ بِهِ أَحَدًا
Waxaad Dhahdaa Nabiyow waxaan uun Caabudi Eebahay lana wadaajinmahayo cidna.
21قُلْ إِنِّي لَا أَمْلِكُ لَكُمْ ضَرًّا وَلَا رَشَدًا
Waxaad dhahdaa idiin ma hanto shar iyo khayr midna.
22قُلْ إِنِّي لَن يُجِيرَنِي مِنَ اللَّهِ أَحَدٌ وَلَنْ أَجِدَ مِن دُونِهِ مُلْتَحَدًا
Waxaad Dhahdaa cidna igama korinayso Eebe, mana helayo isaga ka sakow Magangalyo.
23إِلَّا بَلَاغًا مِّنَ اللَّهِ وَرِسَالَاتِهِ ۚ وَمَن يَعْصِ اللَّهَ وَرَسُولَهُ فَإِنَّ لَهُ نَارَ جَهَنَّمَ خَالِدِينَ فِيهَا أَبَدًا
Hase yeeshee waxaan hantaa Gaadhsiinta xaqa Eebe iyo Farriimihiisa, Ruuxiise Eebe Caasiya iyo Rasuulkiisa waxaa u sugnaaday Naarta Jahannama isagoo ku waari Dhexdeeda.
Al-JinnLiiska Quraan
28Aayad
MakkiRevelation
21Aayad

Tarjumaad — Al-Jinn 21

Suurah Al-Jinn Aayad 21 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxaad dhahdaa idiin ma hanto shar iyo khayr midna.

Suurah Aayad 21/28 — Suurah Al-Jinn الجن (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Jinn Maqal, Suurah Al-Jinn Tarjumaad, Suurah Al-Jinn mp3, Suurah Al-Jinn pdf. Aayad 19–23. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers