Al-Hijr · 86/99
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Hijr
إِنَّ رَبَّكَ هُوَ الْخَلَّاقُ الْعَلِيمُ ۝٨٦
Inna Rabbaka Huwal khallaaqul `aleem
📖 Af-Soomaali
Eebahaabaa ah abuuraha cilmiga lehe.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 84-88 — Suurah Al-Hijr

84فَمَا أَغْنَىٰ عَنْهُم مَّا كَانُوا يَكْسِبُونَ
Waxna uma tarin waxay Kasbanayeen.
85وَمَا خَلَقْنَا السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا إِلَّا بِالْحَقِّ ۗ وَإِنَّ السَّاعَةَ لَآتِيَةٌ ۖ فَاصْفَحِ الصَّفْحَ الْجَمِيلَ
Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeyana waxaan Xaq ahayn umaanan abuurin Saacaduna way iman ee iska saamax saamixid quruxsan.
86إِنَّ رَبَّكَ هُوَ الْخَلَّاقُ الْعَلِيمُ
Eebahaabaa ah abuuraha cilmiga lehe.
87وَلَقَدْ آتَيْنَاكَ سَبْعًا مِّنَ الْمَثَانِي وَالْقُرْآنَ الْعَظِيمَ
waxaan ku siinay Todobo soo noqnoqota «faataxada» iyo Quraanka wayn.
88لَا تَمُدَّنَّ عَيْنَيْكَ إِلَىٰ مَا مَتَّعْنَا بِهِ أَزْوَاجًا مِّنْهُمْ وَلَا تَحْزَنْ عَلَيْهِمْ وَاخْفِضْ جَنَاحَكَ لِلْمُؤْمِنِينَ
ee ha u taagin indhahaaga waxaan ugu raaxaynay qaybo ka mida. hana u murugoon una raarici (Jilei) garabkaaga (macaamiladooda) Mu'miniinta.
Al-HijrLiiska Quraan
99Aayad
MakkiRevelation
86Aayad

Tarjumaad — Al-Hijr 86

Suurah Al-Hijr Aayad 86 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Eebahaabaa ah abuuraha cilmiga lehe.

Suurah Aayad 86/99 — Suurah Al-Hijr الحجر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Hijr Maqal, Suurah Al-Hijr Tarjumaad, Suurah Al-Hijr mp3, Suurah Al-Hijr pdf. Aayad 84–88. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers