Ash-Shu'araa · 212/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
إِنَّهُمْ عَنِ السَّمْعِ لَمَعْزُولُونَ ۝٢١٢
Innahum `anis sam`i lama`zooloon
📖 Af-Soomaali
Shayaadiintu Maqalka waa ka Fogyihiin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 210-214 — Suurah Ash-Shu'araa

210وَمَا تَنَزَّلَتْ بِهِ الشَّيَاطِينُ
Kumana soo Degto Quraanka Shayaadiintu.
211وَمَا يَنبَغِي لَهُمْ وَمَا يَسْتَطِيعُونَ
Kumana Habboona mana Karaan.
212إِنَّهُمْ عَنِ السَّمْعِ لَمَعْزُولُونَ
Shayaadiintu Maqalka waa ka Fogyihiin.
213فَلَا تَدْعُ مَعَ اللَّهِ إِلَٰهًا آخَرَ فَتَكُونَ مِنَ الْمُعَذَّبِينَ
Ee ha Caabudin (Baryin) Eebe Miciisa Ilaah kale ood Noqoto kuwa la Cadaabo.
214وَأَنذِرْ عَشِيرَتَكَ الْأَقْرَبِينَ
Una Dig Qaraabadaada Kuu sii Dhaw.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
212Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 212

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 212 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Shayaadiintu Maqalka waa ka Fogyihiin.

Suurah Aayad 212/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 210–214. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers