As-Saaffaat · 91/182
Tarjumaad Xarfaha — Suurah As-Saaffaat
فَرَاغَ إِلَىٰ آلِهَتِهِمْ فَقَالَ أَلَا تَأْكُلُونَ ۝٩١
Faraagha ilaaa aalihatihim faqaala alaa taakuloon
📖 Af-Soomaali
Markaasuu aaday Ilaahyaalkoodii (sanamyadii) wuxuuna ku yidhi miyeydaan (wax) cunayn.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 89-93 — Suurah As-Saaffaat

89فَقَالَ إِنِّي سَقِيمٌ
Wuxuuna yidhi waan bukaa.
90فَتَوَلَّوْا عَنْهُ مُدْبِرِينَ
Markaasay katageen kana jeedsadeen.
91فَرَاغَ إِلَىٰ آلِهَتِهِمْ فَقَالَ أَلَا تَأْكُلُونَ
Markaasuu aaday Ilaahyaalkoodii (sanamyadii) wuxuuna ku yidhi miyeydaan (wax) cunayn.
92مَا لَكُمْ لَا تَنطِقُونَ
Maxaad leedihiin oydaan la hadlaynin.
93فَرَاغَ عَلَيْهِمْ ضَرْبًا بِالْيَمِينِ
Markaasuu foorariyay midigta oo ku garaacay
As-SaaffaatLiiska Quraan
182Aayad
MakkiRevelation
91Aayad

Tarjumaad — As-Saaffaat 91

Suurah As-Saaffaat Aayad 91 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Markaasuu aaday Ilaahyaalkoodii (sanamyadii) wuxuuna ku yidhi miyeydaan (wax) cunayn.

Suurah Aayad 91/182 — Suurah As-Saaffaat الصافات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah As-Saaffaat Maqal, Suurah As-Saaffaat Tarjumaad, Suurah As-Saaffaat mp3, Suurah As-Saaffaat pdf. Aayad 89–93. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers