Al-Hijr · 72/99
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Hijr
لَعَمْرُكَ إِنَّهُمْ لَفِي سَكْرَتِهِمْ يَعْمَهُونَ ۝٧٢
La`amruka innahum lafee sakratihim ya`mahoon
📖 Af-Soomaali
Cimrigaagee iyagu Baadibay ku Wareersan Yihiin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 70-74 — Suurah Al-Hijr

70قَالُوا أَوَلَمْ نَنْهَكَ عَنِ الْعَالَمِينَ
Waxayna dhaheen Miyaanaan kaa Reebin Caalamka (imaad marti galido cidna).
71قَالَ هَٰؤُلَاءِ بَنَاتِي إِن كُنتُمْ فَاعِلِينَ
wuxuuna yidhi Kuwaasi waa gabdhahaygii Iladaad wax Falaysaan (ood guursanaysaan).
72لَعَمْرُكَ إِنَّهُمْ لَفِي سَكْرَتِهِمْ يَعْمَهُونَ
Cimrigaagee iyagu Baadibay ku Wareersan Yihiin.
73فَأَخَذَتْهُمُ الصَّيْحَةُ مُشْرِقِينَ
Waxaana qabatay Qayladii qorrax soo baxa.
74فَجَعَلْنَا عَالِيَهَا سَافِلَهَا وَأَمْطَرْنَا عَلَيْهِمْ حِجَارَةً مِّن سِجِّيلٍ
Waxaana ka yeellay korkoodii hoostooda Waxaana ku soo daadinnay Korkooda Dhagaxyo Naar ah.
Al-HijrLiiska Quraan
99Aayad
MakkiRevelation
72Aayad

Tarjumaad — Al-Hijr 72

Suurah Al-Hijr Aayad 72 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Cimrigaagee iyagu Baadibay ku Wareersan Yihiin.

Suurah Aayad 72/99 — Suurah Al-Hijr الحجر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Hijr Maqal, Suurah Al-Hijr Tarjumaad, Suurah Al-Hijr mp3, Suurah Al-Hijr pdf. Aayad 70–74. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers