Al-Hijr · 71/99
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Hijr
قَالَ هَٰؤُلَاءِ بَنَاتِي إِن كُنتُمْ فَاعِلِينَ ۝٧١
Qaala haaa`ulaaa`i banaateee in kuntum faa`ileen
📖 Af-Soomaali
wuxuuna yidhi Kuwaasi waa gabdhahaygii Iladaad wax Falaysaan (ood guursanaysaan).

🎧 Maqal


📜 Aayad 69-73 — Suurah Al-Hijr

69وَاتَّقُوا اللَّهَ وَلَا تُخْزُونِ
kana dhawrsada Eebe hana i dullaynina.
70قَالُوا أَوَلَمْ نَنْهَكَ عَنِ الْعَالَمِينَ
Waxayna dhaheen Miyaanaan kaa Reebin Caalamka (imaad marti galido cidna).
71قَالَ هَٰؤُلَاءِ بَنَاتِي إِن كُنتُمْ فَاعِلِينَ
wuxuuna yidhi Kuwaasi waa gabdhahaygii Iladaad wax Falaysaan (ood guursanaysaan).
72لَعَمْرُكَ إِنَّهُمْ لَفِي سَكْرَتِهِمْ يَعْمَهُونَ
Cimrigaagee iyagu Baadibay ku Wareersan Yihiin.
73فَأَخَذَتْهُمُ الصَّيْحَةُ مُشْرِقِينَ
Waxaana qabatay Qayladii qorrax soo baxa.
Al-HijrLiiska Quraan
99Aayad
MakkiRevelation
71Aayad

Tarjumaad — Al-Hijr 71

Suurah Al-Hijr Aayad 71 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : wuxuuna yidhi Kuwaasi waa gabdhahaygii Iladaad wax Falaysaan (ood guursanaysaan).

Suurah Aayad 71/99 — Suurah Al-Hijr الحجر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Hijr Maqal, Suurah Al-Hijr Tarjumaad, Suurah Al-Hijr mp3, Suurah Al-Hijr pdf. Aayad 69–73. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers