Ash-Shu'araa · 161/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ لُوطٌ أَلَا تَتَّقُونَ ۝١٦١
Iz qaala lahum akhoohum Lootun alaa tattaqoon
📖 Af-Soomaali
Markuu ku Yidhi Walaalkood Luudh Miyeydaan Dhawrsanayn.

🎧 Maqal


📜 Aayad 159-163 — Suurah Ash-Shu'araa

159وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ
Eebahaana waa Adkaade Naxariista.
160كَذَّبَتْ قَوْمُ لُوطٍ الْمُرْسَلِينَ
Waxay Beeniyeen Qoomkii (Nabi) Luudh Rasuuladii.
161إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ لُوطٌ أَلَا تَتَّقُونَ
Markuu ku Yidhi Walaalkood Luudh Miyeydaan Dhawrsanayn.
162إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ
Waxaan idiin ahay Rasuul Aaminee.
163فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَطِيعُونِ
ee ka Dhawrsada Eebe ina Adeeca.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
161Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 161

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 161 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Markuu ku Yidhi Walaalkood Luudh Miyeydaan Dhawrsanayn.

Suurah Aayad 161/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 159–163. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers