Al-A'raaf · 122/206
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-A'raaf
رَبِّ مُوسَىٰ وَهَارُونَ ۝١٢٢
Rabbi Moosaa wa Haaroon
📖 Af-Soomaali
Eebaha Muuse iyo Haaruun.

🎧 Maqal
📜

Tarjumaad — Tafsir

Macnada Erayada:

Muu



📜 Aayad 120-124 — Suurah Al-A'raaf

120وَأُلْقِيَ السَّحَرَةُ سَاجِدِينَ
Waxaana loo riday Sixirlayaashii Sujuud.
121قَالُوا آمَنَّا بِرَبِّ الْعَالَمِينَ
Waxayna Dheheen waxaan Rumeynay Eebaha Caalamka.
122رَبِّ مُوسَىٰ وَهَارُونَ
Eebaha Muuse iyo Haaruun.
123قَالَ فِرْعَوْنُ آمَنتُم بِهِ قَبْلَ أَنْ آذَنَ لَكُمْ ۖ إِنَّ هَٰذَا لَمَكْرٌ مَّكَرْتُمُوهُ فِي الْمَدِينَةِ لِتُخْرِجُوا مِنْهَا أَهْلَهَا ۖ فَسَوْفَ تَعْلَمُونَ
Wuxuuna yidhi Fircoon Miyaad rumeyseen Muuse, Idan ka hor, Arrintani waa Dhagar aad ku Dhagarteen Magaalada si aad uga Bixisaan Xaggeeda Dadkeeda, waad ogaan doontaan.
124لَأُقَطِّعَنَّ أَيْدِيَكُمْ وَأَرْجُلَكُم مِّنْ خِلَافٍ ثُمَّ لَأُصَلِّبَنَّكُمْ أَجْمَعِينَ
Waxaan u gooyn Gaemihiinna iyo Lugahiinna isdhaaf waana idin Wadhi Dhamaantiin.
Al-A'raafLiiska Quraan
206Aayad
MakkiRevelation
122Aayad

Tarjumaad — Al-A'raaf 122

Suurah Al-A'raaf Aayad 122 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Eebaha Muuse iyo Haaruun.

Suurah Aayad 122/206 — Suurah Al-A'raaf الأعراف (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-A'raaf Maqal, Suurah Al-A'raaf Tarjumaad, Suurah Al-A'raaf mp3, Suurah Al-A'raaf pdf. Aayad 120–124. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers